Ruushka oo qaaday tallaabooyin si weyn uga careesiiyay dowladda Ukraine

Ciidamada dowladda Ruushka ee duullaanka ku qaaday dalka Ukraine ayaa bilaabay tallaabooyin ka careesiinaya Xukumada Kyiv , waxa ayna Ruushka doonayaan in gudaha Ukraine ka abuuraan  dad daacad u ah dalkooda. Dowladda Ruushka ayaa ka bilowday magaalooyin iyo deegaano ay ka heestaan Koonfurta Dalka Ukraine in dadka kunool ay siiyaan dhalashada dalkooda si dadkaasi u … Continue reading Ruushka oo qaaday tallaabooyin si weyn uga careesiiyay dowladda Ukraine